Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale Iyo Wasiirkii hore ee Warshadaha Abiib Diiriye Nuur Oo Dalka Ku Soo Laabtay

0
Monday September 21, 2015 - 17:07:35 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1008
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale Iyo Wasiirkii hore ee Warshadaha Abiib Diiriye Nuur Oo Dalka Ku Soo Laabtay

    Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale Iyo Wasiirkii hore ee Warshadaha Abiib Diiriye Nuur Oo Dalka Ku Soo Laabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale Iyo Wasiirkii hore ee Warshadaha Abiib Diiriye Nuur Oo Dalka Ku Soo Laabtay

Cabdi Casiis Maxamed Samaale iyo Abiib Diiriye Nuur oo lagu tilmaamo siyaasiyiin tageero buuran ku leh Gobolka Gabilay, waxa hadal hayn badani ka dhalatay imaanshahooda xiligan. Geesta kale Wasiirkii hore ee Maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale oo kamid aha shakhsiyaadka la filaayay inay ka dhex tartamaan Xisbiga KULMIYE haddii Madaxweyne Silaanyo ka tanaasulo, ayaa hadda siyaasad cusub oo taas ka duwan la soo guryo noqday.


Warar hoose oo ku dhaw dhaw Mud. Cabdicasiis Samaale oo ay Heshey Shabakada Caalamiga Ah EeAfkashacabknews ayaa sheegaaya inuu siyaasigani la jaal noqday Wasiirka arrimaha Debadda Maxamed Biixi Yoonis, oo isna kamid ah xubnaha la hubo inay tartan la gali doonaan Guddoomiyaha Xisbiga.


Mar aanu isku daynay in aanu wax ka waydiino xaqiijinta wararkas Mud. Cabdicasiis Maxamed Samaale noomay suurto galin, waxaase siweyn looga qaada dhigaayay guud ahaan goobaha siyaasadda lagu falan qeeyo.