Wasiirka Madaxtooyadda Oo Munaasibadda Ciida Gawraca Awgeed Hambalyo U Direy Shacabka Reer Somaliland

0
Thursday September 24, 2015 - 00:13:34 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtooyadda Oo Munaasibadda Ciida Gawraca Awgeed Hambalyo U Direy Shacabka Reer Somaliland

    Guud ahaan shacabka reer Somaliland iyo Ummada Islaamkaba waxaan uugu hambalyeynayaa munaasabada Ciida gawraca "Ciidal Odxa", waa farxad sanadkii halmar soo marta umada Islaamka isla markaana ay ku jirto cibaadada gawracu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guud ahaan shacabka reer Somaliland iyo Ummada Islaamkaba waxaan uugu hambalyeynayaa munaasabada Ciida gawraca "Ciidal Odxa", waa farxad sanadkii halmar soo marta umada Islaamka isla markaana ay ku jirto cibaadada gawracu.

Wasiirka Madaxtooyada Oo Shucuubta Islaamka Iyo Shacbiga Somaliland Hanbalyo U Diray Munaasibada Ciida.

 

(SLT-Hargaysa) Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa Hanbalyo u diray Shucuubta Islaamka iyo Shacbiga Somaliland,ba Munaasiba Ciidal Axda awgeed, Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan oo qoraal kooban oo uu ku daabay bartuu Internetka ku leeyahay kaga hadlay Hanbalyada Ciida wuxuu u dhignaa Sidan.


Sidoo kale malaayiin xaaji ayaa maanta taagnaa buurta Carrafo iyadoo ay tahay maalinta tirada uugu badan Alle S.W.T Naarta ka xoreeyo, waxaanan Alle ka baryeynaa in uu inoo dembi dhaafo sidoo kalena naarta inaga xoreeyo,, Amiin,,

Waxaan idiin rajaynayaa maalin qurux badan waxaanan idinku boorinayaa in aad dhexdiina is cafisaan masaakiintana quudisaan.

Ciid Wanaagsan.