Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Axmed Maxamuud Xandule (Gocase) Oo Kamid Ahaa Waxgaradka Dalka

0
Monday April 21, 2014 - 08:06:19 in by Super Admin
  • Visits: 778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Axmed Maxamuud Xandule (Gocase) Oo Kamid Ahaa Waxgaradka Dalka

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, uu ka baxay Marxuum Axmed Maxamud Xandule (Gocase)oo ku geeriyooday Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, uu ka baxay Marxuum Axmed Maxamud Xandule (Gocase)oo ku geeriyooday Hargeysa.

TACSI MADAXWEYNE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, uu ka baxay Marxuum Axmed Maxamud Xandule (Gocase)oo ku geeriyooday 20/04.2014, Magaalada Hargeysa.

 

Waxa uu si gaara uga tacsiyadaynayaa Walaalkii Suldaan Maxamed Maxamuud Xandule, ALLE ha u naxariistee marxuumkaasi oo ahaa odayaashii aqoon yahankii dalkan wax badan ka soo qabtay horumarkiisa iyo nabadiisaba.

 

Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

 

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.