Dawlada Shiinaha Oo Aflagaadeyey Niqaamka Haweenka Mulsimka Ah Ay Xidhaan iyo Dareenada Ku Xeeran.

0
Friday September 25, 2015 - 12:26:12 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Shiinaha Oo Aflagaadeyey Niqaamka Haweenka Mulsimka Ah Ay Xidhaan iyo Dareenada Ku Xeeran.

    Dawladda Sucuudiga, ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 70,000 Kitaab Quraan oo waxyaabo been-abuur ah lagu daray, kuwaasoo la doonaayey in la qaybiyo inta Muslimiintu Waajibaadka Xajka guddanayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Sucuudiga, ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 70,000 Kitaab Quraan oo waxyaabo been-abuur ah lagu daray, kuwaasoo la doonaayey in la qaybiyo inta Muslimiintu Waajibaadka Xajka guddanayaan.

Warkan oo Salaasadii ay ku dhawaaqday dawladda Sucuudigu waxa ay sheegtay in kutubtan Quranka ah ee waxyaabaha been-abuurka ah lagu daray lagu qabtay gaadhi lagu joojiyey meel kastam ah oo u dhaw tuulo la yidhaahdo Al Jamoom oo u xigta magaaladaa Makkah ee waajibaakda Xajka lagu gudanaayo.

Dhammaan kutubtan oo dhan waxa la wareegtay dawladda Sucuudiga oo baadhitaan ku wadda dadka lagu qabtay iyo gaadhigaba.

Contact@afkashacabka.com