Weftigii Balaadhanaa Ee Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Dalka Ireland Si Balaadhana Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Dublin.

0
Monday October 05, 2015 - 08:25:49 in by Burco Office
  • Visits: 689
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weftigii Balaadhanaa Ee Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Dalka Ireland Si Balaadhana Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Dublin.

    Waftigii uu hoggaaminaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa gaadhay dalka Ireland, waxaana garoonka Caalamiga ah ee Caasimadda Dublin ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka socda Wasaaradda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waftigii uu hoggaaminaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa gaadhay dalka Ireland, waxaana garoonka Caalamiga ah ee Caasimadda Dublin ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka socda Wasaaradda

 Arrimaha debadda ee Ireland, Xubno ka tirsan Safiirada Somaliland iyo La taliyaal. Sidoo kale waxaa Waftiga Madaxweynaha Si weyn u soo dhaweeyay Jaaliyada rer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ireland.

unnamed (2)unnamed (3)unnamed (3)unnamed

Waftiga uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Silaanyo, waxa xubno ka ah. Wasiirka arrimaha debadda, Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Madaxtooyadda, Marwada koobaad iyo Xoghayaha Madaxweynaha.

12087443_10153646599533535_1459146691_n12092190_10153646598908535_1396229214_n

unnamed (4)unnamed (5)

12083883_10153646598608535_1026578470_n

unnamed (1)

Waxaana la filaaya inay kulamo la yeeshaan Madaxda ugu saraysa dalka Ireland.

Geesta kale Waftiga Madaxweynaha Somaliland uu hoggaaminaayo Waxaa la filaaya inay kulan la qaataan Jaaliyada ku dhaqan dalka Ireland.