Daawo Sawiro Ku Saabsan Hada iyo Garoonka Kubadda Cagta ee Magalada Burco Oo La Filayo In Gordhaw Ay Bilaabmaan Ciyaraha Gobolkada iyo Masuliyin Hada Sugan Goobta

0
Monday October 05, 2015 - 15:59:35 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiro Ku Saabsan Hada iyo Garoonka Kubadda Cagta ee Magalada Burco Oo La Filayo In Gordhaw Ay Bilaabmaan Ciyaraha Gobolkada iyo Masuliyin Hada Sugan Goobta

    Diyaargarobay Dawashada Ciyaraha Gobolada Somaliland Wajigii Kobaad ka Bilamayso Gobolada Togdheer iyo Awdal Hada waxa Garoonka Soogalay Qaar Ka Mida Xulalka Gobolada Ku Ciyaaraya Magalda Burco Oo Ay Ka Mid Yahiin Saraar,Sanaag,Burco ,Daadmadheedh iy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaargarobay Dawashada Ciyaraha Gobolada Somaliland Wajigii Kobaad ka Bilamayso Gobolada Togdheer iyo Awdal Hada waxa Garoonka Soogalay Qaar Ka Mida Xulalka Gobolada Ku Ciyaaraya Magalda Burco Oo Ay Ka Mid Yahiin Saraar,Sanaag,Burco ,Daadmadheedh iyo Xaysimo iyo Badhan ,


Waxa Kale Oo Goroonka Kubada Cagta Ku Sugan Badhasabka Gobolka Sanaag ,Xildhibaan Indho Indho Oo Ka Mida Golaha Gurtida Somaliland ,Duqa Degmada Burco ,Qaar Ka Mida Golaha Deeganka Degmada Burco Iyo Taliyasha Cidanka Poloce ee Magalada Burco Iyo Badhasabka Gobolka Togdheer Maamulka Shirkada Dahabshiil Gruop Waxa Kale Oo Goobta aad Ka Daramaysa Buuq iyo Sawaxan Badan oo ay Tageerayasha Ku Sugan Goroonka ay Ku Tageedayaan Gobolada Goobta Ku Sugun ee Ka Qayb Qaadanaya Ciyaraha Gobolada Somaliland

Intaa Waxi Kasoo Kordha Kale Saco Shabakada Caalimaga e Hadhwanaagwews.com Waxana Qayb Wayn Ka Ah Soo Gudbinta Ciyaraha Shirkada Somtel


C/risaaq C/laahi Koronto

Afkashacabka.com Burco/Office