Shirkada Somtel Oo Qalab Ciyaared Ku Gudoonsisay koxda ku ciyaaraysa xulka gobolka togdheer oo ay ugu talo gashay dhirigalinta iyo ka qayb qaadashada ciyaraha kubada cagta ee Ka Bilamaysa Magalada Burco

0
Monday October 05, 2015 - 16:05:13 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Somtel Oo Qalab Ciyaared Ku Gudoonsisay koxda ku ciyaaraysa xulka gobolka togdheer oo ay ugu talo gashay dhirigalinta iyo ka qayb qaadashada ciyaraha kubada cagta ee Ka Bilamaysa Magalada Burco

    Qaybinta Qalabkani Ayaa Waxa loo Samayay Munasibad Kooban ayaa waxa kazoo qayb Galay Maamulka Gobolka Togdheer iyo Sarakiil Sare Oo Ka Socday Wasarada Ciyaaraha Somaliland ee Gobolka Togdheer iyo Madaxda Shirkada Somtel Ee Gobolka Togdheer ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaybinta Qalabkani Ayaa Waxa loo Samayay Munasibad Kooban ayaa waxa kazoo qayb Galay Maamulka Gobolka Togdheer iyo Sarakiil Sare Oo Ka Socday Wasarada Ciyaaraha Somaliland ee Gobolka Togdheer iyo Madaxda Shirkada Somtel Ee Gobolka Togdheer ,

Waxana Ugu Horayntiba ka hadlay Madaxa Suuqgaynta Shirkada Somtel ee Gobolka Togdheer Cali Ismaciil Iyo Madaxa Suqgaynta Shirkada Dahabshiil Cabdi Cali oo Ku Hadlayay Afka Somtel Ku Dheeraday Muhimada Baladhan ee Ay Uga Jadeen Qalabkan Ciyareeed Ee Ka Koban Garamaan iyo Kabo Taas oo Uu Sheegay Inay Tahay Dhirigalin Ciayaraaha Ee Garahan Gobolka Togdheer Waxa kale Oo Sheegen In Ay TSi Lave ah U Gudbinayaan Ciyarta Ka Bilamaysa Gobolka Togdheer ,

Waxa Iyaguna Ka Hadlay Munasibadani Isuduwaha Wasarrada Ciyaaraha ee Gobolka Togdheer Ismacil Waydaar iyo Tobabaraha Kooxda Xulka Gobolka Togdheer Oo Uga Mahad Celiyay Shirkada Somtel Sida ay Had iyo Jeer U Dhiri galiso Dhalinyarada Waxa Ay Ka Hadleen Dareenkooda ku Aadan Guusha ay Ka Filanaayaan Ciyaraaha Gobolada Somaliland Ee Manta Ka Bilamaya Maglooyinka Brroma iyo Burco


Waxa Ugu Danbayntiina Ka Hadlay Badhasabka Gobolka Togdheer Maxmed Muse Diriye Oo Uga Mahadceliyay Shirkada Somtel Sida ay Had iyo Jeer Uga Qayb Qatado Hormarka Dalka iyo Dhalinyarada oo ay Dhirigaliso Ayuu Yadhi Badhasabka Gobolka Togdheer

Ugu Danbayntiina waxa La Gudoonsiyay Agabkii Madaxda wasarada Ciyaaraha ee Gobolka Togdheer iyo Maamulka Koxoda ku Ciyaaraysa Magaxa Gobolka Togdheer


Goor Dhaw Sawiro Ku Sabasan Qaybinta Qalbkan Ay Somtel U QaybisayXulka Gobolka Togdheer



Cabdirisaaq C/laahi Shekh Aadan (KORONTO)
Afkashacabaka.com Burco/Office