Hada Waxa Si Rasmiya Ubilaabmatay Ciyaarti Udhaxaysay Togdheer iyo Daadmadheed

0
Monday October 05, 2015 - 16:14:01 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hada Waxa Si Rasmiya Ubilaabmatay Ciyaarti Udhaxaysay Togdheer iyo Daadmadheed

    Hada Waxa Si Toosa Uu Bilaabmay Ciyaarti Dhexmaraysay Xulka Gobolka Togdheer iyo Xulka Gobolka Daad Madheedh Waxa Hada Daqiiqadahi Hore ayay Maraysa Waa Wareer iyo Wareer Calis Waxa Kale Oo Barbar Socota Xaflada Furitaanka Ciyaraha Gobolada Somalilan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hada Waxa Si Toosa Uu Bilaabmay Ciyaarti Dhexmaraysay Xulka Gobolka Togdheer iyo Xulka Gobolka Daad Madheedh Waxa Hada Daqiiqadahi Hore ayay Maraysa Waa Wareer iyo Wareer Calis Waxa Kale Oo Barbar Socota Xaflada Furitaanka Ciyaraha Gobolada Somaliland ee Wajiga Kowaad ee Koobka Gobolada,



Goornak Waxa aad Ka Damaysa Taageero Baxadleh Oo Ay Ku Tageerayeen Xulka Gobolka Togdheer iyo Xulka Gobolada Daadmadheedh Hada Ciyaarto Sidi Wanagsan oo Dagan ayay U Socataa Wali May Kulalaan Ciyaarto Waa Wareer iyo Wareer Celis


Waxii Intaa Kasoo Kordha Kale Saco Dhabakada Calamiga ee Afkashacabka.com Iyo Waxi Golal Kale Dhasha