Togdheer:Wali Waxa Socota Ciyaarti Udhaxaysay Xulka Gobolka Togdheer iyo Daadmadheedh Waxa Qaybti Hore Ku Dhamaatay 0:0

0
Monday October 05, 2015 - 17:00:43 in by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Togdheer:Wali Waxa Socota Ciyaarti Udhaxaysay Xulka Gobolka Togdheer iyo Daadmadheedh Waxa Qaybti Hore Ku Dhamaatay 0:0

    Wali Si Habsamiya Usocanaysa Ciyaartii Dhexmaraysay Xulalka Gobolka Togdheer iyo Daadmadheedh Waana Ciyaar Habsima Leh Wana Wareer iyo Wareer Celis Labada Koxood ee Ku Ciyaaraya Labada Gobolka ayaan Midna Ogalayn In Ay Ku Hormarto Goolka Waxase Hada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wali Si Habsamiya Usocanaysa Ciyaartii Dhexmaraysay Xulalka Gobolka Togdheer iyo Daadmadheedh Waana Ciyaar Habsima Leh Wana Wareer iyo Wareer Celis Labada Koxood ee Ku Ciyaaraya Labada Gobolka ayaan Midna Ogalayn In Ay Ku Hormarto Goolka Waxase Hada Dhacay Qaybtii Hore ee Ciyaarta Waxana La Galay Nashasho



Waxana Ciyaarta Goob Jooga ah Wasiro Ka Tirsan Xukumada Somaliland Oo ay Ka Mid Yahiin Wasiirka Ciyaaraha Somaliland ,Wasiirka Waxbarashada,Badahsabada Gobolka Sanaag,Saraar iyo Togdheer waxa Kale oo Goobta Ku Sugan Xildgibaano Iskugu Jira Golaha Gurtida Somaliland ,Deeganka Degmooyinka Saraar,Sanaag,Togdheer iyo Degmooyinka Kale ee Ku Ciyaaraya Magalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer


Ciyaartuna waxa ay Maraysa 0:0 Hadana way Bilaabmatay Waxi Kasoo Kordhana Kale Saco Shabakada Afkashacabka.com