LABA WARIYE OO KA HAWLGALA MAGALADA BERBERA AYAA JEELKA LOO TAXABAY

0
Monday October 05, 2015 - 20:12:18 in by Hargeysa Office
  • Visits: 675
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    LABA WARIYE OO KA HAWLGALA MAGALADA BERBERA AYAA JEELKA LOO TAXABAY

    LABA WARIYE OO KA HAWLGALA MAGALADA BERBERA AYAA JEELKA LOO TAXABAY

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

LABA WARIYE OO KA HAWLGALA MAGALADA BERBERA AYAA JEELKA LOO TAXABAY
Booliska magaalada Berbera ayaa xabsiga dhigay laba wariye oo ka hawlgala xafiisyada Berbera ee telefishannada Kalsantv iyo Somnewstv.
Wariyeyaasha ayaa la sheegay in boolisku xidhay iyadoo aan loo sheegin wax sabab ah. Wariyeyaasha xabsiga la dhigay ayaa kala ah wariye Axmed Siciid Maxamed oo ka tirsan xafiiska Kalsantv ee Berbera iyo wariye Cabdiraxmaan Cige oo ka tirsan telefishanka Somnewstv, kuwaasi oo la sheegay in lagu xidhay amar ka yimid wasiir kuxigeenka xannaanada xoolaha.

 

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Saaxil iyo xukumadda balse wararka Batalaalenews ka heshay xafiisyada wariyeyaashani ka tirsan yihiin ayaa sheegaya in booliska oo sita warqad, xabsiga dhigeen labada suxufi.