Gawaadhi ku qarxday Ciraaq oo ay ku dhintay in ka badan 60 qof.

0
Tuesday October 06, 2015 - 16:15:46 in by Hargeysa Office
  • Visits: 698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gawaadhi ku qarxday Ciraaq oo ay ku dhintay in ka badan 60 qof.

    Gawaadhi ku qarxday Ciraaq oo ay ku dhintay in ka badan 60 qof.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gawaadhi ku qarxday Ciraaq oo ay ku dhintay in ka badan 60 qof.

Gobolka xagga bari ee Diyala ayaa qarax lagu bar-tilmaameedsaday waddo ganacsi oo saxmad badan waxaa ku dhintay 40 qof, ayada oo 50-nna ay ku dhaawacmeen.

Weerar kale ayaa isna ka dhacay magaalo u dhow Basra, oo inta badan aysan ka dhicin rabshadaha ka jira qaybaha kale ee waddanka.

Sarkaal halkaa jooga ayaa sheegay in bam uu ku qarxay waddo ku taalla Al-Zubair, ayna ku dhinteen 10 qof.

Kooxda dawladda islaamiga ayaa sheegtay in ay weerarka qaadday.

Magaalada Baqdaadna, Boolisku waxay sheegayaan in gaari waxyaabaha qarxa waday uu 13 qof ku dilay xaafadda Xuseeyniya