Daawo:Xulka Gobolka Xaysimo Oo Kabaha La Dulmaray Gobolka Badhan

0
Tuesday October 06, 2015 - 18:47:17 in by Burco Office
  • Visits: 1808
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xulka Gobolka Xaysimo Oo Kabaha La Dulmaray Gobolka Badhan

    Waxa maanta Garoonka kubadda cagta ee Alamzay Stadium Ee Burco ku wada ciyaaray Xulalka Gobolada Badhan iyo Xaysimo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa maanta Garoonka kubadda cagta ee Alamzay Stadium Ee Burco ku wada ciyaaray Xulalka Gobolada Badhan iyo Xaysimo,

waxana Halkaasi ku dhex martay labada kooxood ciyaar aad u adag oox amaasad lahayd, iyadoo ay Gobolka Xaysimo u ahayd markii u horreysay ee ay ka qaybgasho Tartanka Cayaaraha Gobolada Somaliland isla markaasna ay ku ciyaarto gobolka Togdheer, waxana Gobolka Xaysimo Cayaartaas ka soo hooyey Guul Taariikhi ah kadib markii uu 2 iyo 0 ku Carraabiyey Xulka Gobolka Badhan oo iyagu kal hore ka qaybgalayTartankii Cayaaraha Gobolada ee Hargeysa ka dhacay.
Cayaartan cayaarta xigta oo loo ballamay maalinta berri ah ayay isugu soo bixi doonaan xulalka gobolada saraar iyo sanaag kuwaaso aad loo sii hadal hayey xamaasadda cayaarta berri.

Abdirisaaq Koronto
Burco /Office
SHacabka.com