Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Dalka Tanzania Kaga Qayb-galaya Shirka Labaad Ee Isgaadhsiinta Rift Valley Ict Summit.

0
Tuesday April 22, 2014 - 19:49:13 in by salman abdi
  • Visits: 887
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Dalka Tanzania Kaga Qayb-galaya Shirka Labaad Ee Isgaadhsiinta Rift Valley Ict Summit.

    Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal Ayaa Dalka Tanzania Kaga Qayb Galaya Shirka Labaad Ee Caalamiga Ah Ee Isgaadhsiinta Dalalka Rift Valley

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal Ayaa Dalka Tanzania Kaga Qayb Galaya Shirka Labaad Ee Caalamiga Ah Ee Isgaadhsiinta Dalalka Rift Valley


Kaasoo Lagaga Hadli Doono Horumrka Isgaadhsiinta Dalalkaasi. Shirkan Oo Ay Martigalinayso Dawladda Tanzania Waxa Uu Wasiirkeeda Isgaadhsiinta, Sayniska Iyo Tikboolajiyadu Si Rasmi Ah Ugu Soo Casuumay Wasiirka Dhigiisa Ah Ee Somaliland.


Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal Oo Uu Wehelinayo Xoghayaha Guud Ee Shirkaddaha Isgaadhsiinta Somaliland Eng. Yuusuf Axmed Yaasiin Cumar Xaashi Ayaa Maanta Ka Dhoofay Madaarka Hargeysa Iyagoo Ku Sii Jeeday Dalka Tanzania Oo Shirku Ka Dhici Doono 23-24-Ka Bishan, Kaasoo Ka Dhici Doona Magaaladda Daarasalaam Ee Caasimada Dalkaasi.


Ka Qaybgalka Shirkan Ayaa Somaliland U Ah Fursad Muhiim Ah Oo Ay Kaga Faa’iidaysan Doonto Xidhiidhka Dalalka Ka Soo Qayb Galaya Iyo Waliba Aqoonta Lagu Soo Bandhigi Doono Ee Horumarinta Isgaadhsiinta Oo Ay Somaliland Ka Mid Tahay Dalalka Afrika Re Ugu Horeeya.


Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal Ayaa Waaheen U Sheegay In U Muhiimad Gaar Ah Shirkani U Leeyahay Somaliland.






Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com