Hargaysa:"Waxaan Ugu Baaqayaa Kooxda Suldaan Wabar Inay Isa Soo Dhiibaan"Wasiir Waran-cade.

0
Saturday October 10, 2015 - 22:14:10 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:"Waxaan Ugu Baaqayaa Kooxda Suldaan Wabar Inay Isa Soo Dhiibaan"Wasiir Waran-cade.

    Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Md: Cali Maxamed Waran cade oo shir jaraaid maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargaysa ayaa si adag uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee lagu qaaday Hoyga badhasaabka gobolaka Gobolka Awdal .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Md: Cali Maxamed Waran cade oo shir jaraaid maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargaysa ayaa si adag uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee lagu qaaday Hoyga badhasaabka gobolaka Gobolka Awdal .

Wasiirka arrimaha Gudaha Somalilnd ayaa sheegay in kooxad Suldaan waber ay soo dhabar taabato dawlada Somaliya oo uu sheegay inay jeceshahay inay isu eekaadaan dalalka Somaliland & Somalia waxanu sidoo kale ugu Baaqay kooxdaasi inay isu soo dhiibto Ciidamada nabadgalyada Somaliland waxaanu yidhi "”waxaan ugu baaqayaa Kuwa yar ee ka sii midka ah kooxda suldaan weber ee lagu daba jiro waxan u soo jeedinayaa inay isu dhiibaan ciidamada nabad galyada somaliland intaanay naftoodu khal-khal galin ”.ayuu yidhi Wasiir Waran Cade .

Contact@afkashacabka.com