Daawo: Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo Lagu Dhex Arkay Shir lagaga Hadlayey Ganacsiga SOMALIYA oo ka Dhacay Holland

0
Sunday October 11, 2015 - 09:02:34 in by Super Admin
  • Visits: 581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo Lagu Dhex Arkay Shir lagaga Hadlayey Ganacsiga SOMALIYA oo ka Dhacay Holland

    Kulankan ayay ka qaybgaleen Wasiirrada Ganacsiga Somalia, iyo Puntland, Waxana Wasiirkaas ka qaybgalay Shirka Somaliya Dabinkii ugu Khatarta Badnaa ee Wasiir aan siyaasaddiisu Qaan gaadh ahayn loo maleego, Waxana laga war Dhowrayaa Tallaaba Xukumadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankan ayay ka qaybgaleen Wasiirrada Ganacsiga Somalia, iyo Puntland, Waxana Wasiirkaas ka qaybgalay Shirka Somaliya Dabinkii ugu Khatarta Badnaa ee Wasiir aan siyaasaddiisu Qaan gaadh ahayn loo maleego, Waxana laga war Dhowrayaa Tallaaba Xukumadda Somaliland Gaar ahaan Madaxweyne siilaanyo ka qaado