Daawo Muuqaalka Qarsoon ee Afkashacabka oo Helay Maayarka Burco oo Dhuumasho kaga Jira Guddigi Dabagalka Hantida Qaranka

0
Sunday October 11, 2015 - 15:27:28 in by salman abdi
  • Visits: 969
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muuqaalka Qarsoon ee Afkashacabka oo Helay Maayarka Burco oo Dhuumasho kaga Jira Guddigi Dabagalka Hantida Qaranka

    3 maalmood ka hor ayay maayarka iyo kuxigenkiisa la ballameen Gudiga Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Waxana intii aanay ka soo Bixin Xafiiska Badhasabka oo ay kulan kula yeesheen Badhasabka iyo isuduwayaasha Laamaha Dawlada Orod iyo Har

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

3 maalmood ka hor ayay maayarka iyo kuxigenkiisa la ballameen Gudiga Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Waxana intii aanay ka soo Bixin Xafiiska Badhasabka oo ay kulan kula yeesheen Badhasabka iyo isuduwayaasha Laamaha Dawlada Orod iyo Hareero iska eeg kaga Baxay Dawladda Hoose siina Qufushay Xafiiska iyo Hoolka Mayarka Burco iyo xubno xildhibano ah oo kula lammaan Musuqa lagu eedeeyo Maayarka, Waxana Muuqaalkan kla muuqda maayarka oo qorshaynaya halku ka bixi lahaa isla markaasna marki danbe ka fekeraya wixii u ugu jawaabi lahaa Xildhibanada yimi burco DAAWASHO WACAN