War Dag-deg ah:-Dhalinyaro Gadoodsan Oo Gubay Gurigii Taliyaha Qaybeedka Boorama+Sawiro

0
Monday October 12, 2015 - 12:20:11 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Dag-deg ah:-Dhalinyaro Gadoodsan Oo Gubay Gurigii Taliyaha Qaybeedka Boorama+Sawiro

    Dad cadhaysan ayaa dabsudhay gurigii taliyaha qaybta ee gobolka Awdal Mud.Cabdi Barkhad Araweelo gurigaasi oo ku yaalay xaafada fardaha ee Magaalada Boorama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad cadhaysan ayaa dabsudhay gurigii taliyaha qaybta ee gobolka Awdal Mud.Cabdi Barkhad Araweelo gurigaasi oo ku yaalay xaafada fardaha ee Magaalada Boorama.


Dad goobjoogayaal ah ayaa shabakada Afkashacabka.com uxaqiijiyay in dadka gadoodsan ee guriga gubay ay markii ay yimaadeen halkaasi ay guriga dusha uga daateen kuna amreen dadkii guriga ku jiray inay iskaga baxaan,kadibana ay dab qabadsiiyeen gabi ahaan ba guriga iyo wixii dhexyaalayba.

Ma jiraan war faahfaahsan ah oo kasoo baxay xukuumada oo carab dhabaya khasarahan halkaasi ka dhashay.



wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco Shabakada Afkashacabka.com