Dad badan oo baroordiiqayey, ayaa ka qeybgalay aaska dad badan oo ku geeriyooday weeraradii sabtigii ka dhacay magaalada Ankara.

0
Monday October 12, 2015 - 17:46:22 in by Hargeysa Office
  • Visits: 676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad badan oo baroordiiqayey, ayaa ka qeybgalay aaska dad badan oo ku geeriyooday weeraradii sabtigii ka dhacay magaalada Ankara.

    Dad badan oo baroordiiqayey, ayaa ka qeybgalay aaska dad badan oo ku geeriyooday weeraradii sabtigii ka dhacay magaalada Ankara.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad badan oo baroordiiqayey, ayaa ka qeybgalay aaska dad badan oo ku geeriyooday weeraradii sabtigii ka dhacay magaalada Ankara.

Ra'iisul wasaaraha Turkiga, Ahmet Davutoglu, ayaa sheegay in qaraxyada bambaano ay ahaayeen isku day lagu saameynayo doorashada bisha dambe. Isagoo ka hadlayay Telefishin Turki ah, ayuu Davutoglu sheegay, in baarista xoogga lagu saaray kooxda Dowladda Islaamka.

Dowladda, ayaa sheegtay in ku dhawaad boqol ruux ay ku dhinteen markii labo qof oo walxaha qarxa ku xiran yihiin ay weerareen socod nabadeed.

Qabanqaabiyayaasha, ayaa tirada intaas ka badiyay. Dhibanayaal badan, ayaa ahaa dhaqdhaqaqayaal taageersan xisbiga kurdiyiinta ee HDP

Image copyrightepa

Aaska maanta, ayey baroordiiqayaashu ku dhawaaqayeen halkudhigyo dowladda ka dhan, iyaga oo qaarna ku sheegayay in madaxweyne Erdogan uu tuug iyo dilaa yahay.

Dowladda, ayaa beenisay eedaha uga yimid HDP ee ah in dowladdu ka dambeysay weerarada.