Gantaallo ayaa ku Dhacay Safaaradda Ruushka ee Dimishiq

0
Tuesday October 13, 2015 - 16:25:09 in by Hargeysa Office
  • Visits: 755
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gantaallo ayaa ku Dhacay Safaaradda Ruushka ee Dimishiq

    Laba gantaal ayaa ku dhacay dhismaha safaarada Ruushka ee magaalada Dimishiq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba gantaal ayaa ku dhacay dhismaha safaarada Ruushka ee magaalada Dimishiq.

Dhowr boqol oo qof, ayaa isugu soo baxay bannaanka iyaga oo taageera u muujinaya xukuumadda Moscow ololaha duqeymaha cirka ay ka wadaan Suuriya.

Gobjoogayal ku sugan ,  Dimishiq ayaa sheegaya in ay jiraan dad dhaawac ah.

Werarka gantaalka, ayaa imaanaya maalin kaddib markii Abu Mohammad al-Golani, oo hoggaamiya kooxda al-Nusra Front, oo xiriir la leh Al-Qacida kana dagaalanta Suuriya, uu ku tilmaamay ololaha weerarka cirka ee Moscow in uu yahay mid cusub oo ah halgan qaddiyadeed.

Weerarka Moscow, ayaa diirada lagu saarayaa deegaanada ku yaalla waqooyi galbeed Suuriya, oo ah meel ay ku xoog badan yihiin ko