Daawo Muuqaal: Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyay In Shirweynihii Xisbigu Qabsoomi Doono 28 Bishan.

0
Thursday April 24, 2014 - 18:28:34 in by salman abdi
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muuqaal: Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyay In Shirweynihii Xisbigu Qabsoomi Doono 28 Bishan.

    Guddida qaban qaabada Shirweynaha Xisbiga KULMIYE, ayaa maanta shaaciyay in Shirweynihii Xisbigu qabsoomi doono 28 April oo ah bishan aynu ku jirno. Qabashada shirweynaha Xisbiga tallada haya ee KULMIYE oo muddo dibudhacyo ku yimi waxay shaacistan ha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida qaban qaabada Shirweynaha Xisbiga KULMIYE, ayaa maanta shaaciyay in Shirweynihii Xisbigu qabsoomi doono 28 April oo ah bishan aynu ku jirno. Qabashada shirweynaha Xisbiga tallada haya ee KULMIYE oo muddo dibudhacyo ku yimi waxay shaacistan haddu soo afjaraysaa dibishacaas. Haddaladii Guddida qaban qaabada Halkan Hoose Ka Daawo.
AFKASHACABKA.COM
HARGAYSA/OFFICE
CONTACT@AFKASHACABKA.COM