Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga ee Tvga Qaranka iyo Qoraa Maxmed Ismacil Cali oo Marti ku ah Todobaadkan

0
Wednesday October 21, 2015 - 08:44:10 in by salman abdi
  • Visits: 4968
  • (Rating 3.3/5 Stars) Total Votes: 7
  • 52 2
  • Share via Social Media

    Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga ee Tvga Qaranka iyo Qoraa Maxmed Ismacil Cali oo Marti ku ah Todobaadkan

    Buugga Dirsooc oo kamida Buugaagta Ugu qiimaha Badan Buugaagta ay Qoreen Dhalinyaradu kaalinta kowaad na u galay Buugaag tiro badan oo Tartan ay u qabatay Shirkadda SAGALJET ayaa Barnaamijkan Marti ku ah, Buuggan oola yidhaa DIRSOOC ayaa ka hadlay Qa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Buugga Dirsooc oo kamida Buugaagta Ugu qiimaha Badan Buugaagta ay Qoreen Dhalinyaradu kaalinta kowaad na u galay Buugaag tiro badan oo Tartan ay u qabatay Shirkadda SAGALJET ayaa Barnaamijkan Marti ku ah, Buuggan oola yidhaa DIRSOOC ayaa ka hadlay Qaddiyada iyo Taariikhda BUlshada Gabooyaha la yidhaa oo tacaddiyo dhaqan kala kulma Bulshada ay la nool yihiin ee soomaliland Barnaamijkan Waxa lagu Martiqaada hal abuurrada Hibooyinka Qoraalka iyo Suugaanta leh waxana soo saare ka ah weriye Mustafe Teacher oo ka mida Hawlwadeenadda ama weriyasha Tvga Qaranka ee Burco
Wixii Talo Toosin iyo Tusaale ah kala xidhiidh,

Email: mustafeteacher@hotmail.com
Facebook: Mustafe Magaalo