Dhegayso:Haween Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Saamiga Ay Ka Heleen Ergooyinka Shirweynaha Xisbiga

0
Friday April 25, 2014 - 01:34:34 in by Burco Office
  • Visits: 905
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhegayso:Haween Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Saamiga Ay Ka Heleen Ergooyinka Shirweynaha Xisbiga

    Qaar kamida haweenkii ka tirsanaa Xisbiga KULMIYE ayaa sida Cabasho Xooga ka muujiyey qaabkii loo qaybiyey ergooyinka shirweynaha Xisbiga KULMIYE uga qaybgalaaya ka dib markii ay aanay wax saami ah ka helin Ergooyinka Shirkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar kamida haweenkii ka tirsanaa Xisbiga KULMIYE ayaa sida Cabasho Xooga ka muujiyey qaabkii loo qaybiyey ergooyinka shirweynaha Xisbiga KULMIYE uga qaybgalaaya ka dib markii ay aanay wax saami ah ka helin Ergooyinka Shirkaasi. Haween Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Saamiga Ay Ka Heleen Ergooyinka Shirweynaha Xisbiga 

Haweenay kamida oo ku hadlaysay afka haweenka oo maanta la hadlaysay warbaahinta ayaa waxaa ay ugu horeyn sheegtay in ay si aada uga cabanayaan in aanay wax saami ah anay ka helin saamigii la siiyey beeshooda,waxaana ay sheegtay in rag aan hore uga tirsanaan jirin xisbiga KUMIYE la siiyey xubinimadoodii Xisbiga,

"Waxaa aan gudbinayaa Cabashada aan qabo taasoo ku saabsan aniga oo u hadlaaya Xaquuqda dumarka Xubnahoodii la qaaday meel kastaba ha joogaanee ee aan anigu ka mid ahay anigu waxaaan ka soo jeedaa beesha bariga burco beeshayada Xubnihii aanu lahayn dumar ahaan may soo dhamays tiring oo sidii loo cayimay ee xisbiga lag heshiiyey in boqolkiiba shan iyo toban in dumarka la siiyo,taas lama helin nimankii na dhacay nooma joogsanayaan oo nama qancinayaan oo iyagu qudhooda waa ay na boobeenba,Xisbigiina waanu wareegaalaysnaynaayoo cid aan uu ashkatoono”.

Haweenaydani iyada oo hadalkeediiwaxaana ay ugu baaqday Masuuliyiinta Sarsare Ee Xisbiga KULMIYE in ay hoos u eegaan cabashada ay qabaan,iyada oo dareen xooga ka bixisay sidii mudada dheer ay ula soo shaqaynaysay Xisbiga KULMIYE waxaana ka mid ahaa hadaladeedii"waanu la’anahay oo wax nooga qabata markaa waxaan leeyahay hadii uu xisbigu go’aankii uu markii hore sheegay uu dib uga noqonaayo oo aan waxba laga qabanayn dee marka hore yaan waxba laysu sheegin hadii kale cabshadayada wax halaga qabto hala eego,ha nalooga qaado xubnahayaga ee nimanka lagu soo magacaabay oo qaar aan kulmiyeba aan ahayn oo aan ka tirsanayn oo aan waligood u lolayn baa la siiyey xubinimadayadayadii ,markaa anigu maxaan ku dhimaanayey waligey ee aan ku dhimanaayey”.



Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com