Murashixiinta Doorashada Suuriya Oo Malmahi Udanbayay Sobadanayay

0
Friday April 25, 2014 - 15:40:59 in by salman abdi
  • Visits: 1105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashixiinta Doorashada Suuriya Oo Malmahi Udanbayay Sobadanayay

    Kadib markii madaxwaynaha suuriya oo ku dhawaaqay gudida doorashooyinka taasoo dhici doonta 3 jully ee innagu soo aaddan ayaa waxa soo gudbiyay murashxnimadiisa wasiir hore uga tirsana xukuumadad dalka suuriya xassaan al-nuuri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib markii madaxwaynaha suuriya oo ku dhawaaqay gudida doorashooyinka taasoo dhici doonta 3 jully ee innagu soo aaddan ayaa waxa soo gudbiyay murashxnimadiisa wasiir hore uga tirsana xukuumadad dalka suuriya xassaan al-nuuri.

Hadaba qaraarka uu Madaxwaynaha Suuriya Kumagaacabay Gudidan ayaa sheegay in Gudida dhexdhexaadinta doorashada ay ka koobantahay

todoba xubnood oo garsoorka dalkaasi iyo todoba caawiye oo ay ku jiraan laba dumar ah.


Waxaana la filayaa sida ay shaacisay jariidada alwadan on ololaha doorashadu uu bilaabi doono 7bisha may ee soo socota
ayna socon doonto illaa iyo galinka danbe ee 1june waana laba cisho ka hor doorashooyinka
Xigasho :aljazeera.net