Ciidamada Somaliland Oo Fadhiisan Cusub Ka Samaystay Deegaanka Hol-hol Iyo Qaylo dhaan kaso Yeedhay Khaatumo
Ciidanka Somaliland Ayaa Fadhiisin Cusub Ka Samaystay Deegaanka Holhol Ee Gobolka Sool Si Ay U Kulaalaan Haddii Kooxaha Nabad Diidka Ah Ee Khaatumo Isku Dayaan In Ay Shir Ku Qabsadaan Taleex.
Horjoogaha Maleesjhiyada Taleex Indha Sheel Ayaa Cabsi Uu Ka Muujiyey Ciidanka Somaliland Darteed Ugu Baaqay Maleeshiyootyinkiisa In Ay Dagaal U Diyaar Garoobaan.
Illaa Hada Ma Jiro Dagaal Toos Ah Oo Maleeshiyada Khaatumo Kala Hor Yimaadeen Ciidanka Somaliland Hase Yeeshee Waxa La Dareemayaa Dhaqdhaqaaq Ciidan In Uu Labada Dhinacba Ka Jiro.
Xukuumadda Somaliland Ayaa Wacad Ku Martay In Xuduudeeda Aanay Kooxaha Nabad Diidka Ahi Ku Qabsan Karin Shir, Isla Markaana Aanay Ka Aqbali Doonin Cid Kasta Oo Waan Waan Kala Gasha Sugida Amaanka Dalkeeda
Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contact@afkashacbka.com

0 