Mirallas ayaa muujiyey diidamada uu ka qabo in horey loogu yeero Jenuzaj koobka adduunka, xiddiga Everton ayaa sheegay in dhankiisa ay laqumaneen in laacibka Manchester United loogu yeero koobka adduunka.
Januzaj ayaa ka doorbiday wadamada Serbia, Kosovo, Turkey iyo Albania inuu matalo Belgium koobka adduunka ee Brazil ka furmayo sida uu sheegay tababaraha qaranka Belgium Mark Willmots.
Mirallas ayaa amaanay Januzaj balse wuxuu cadaalad daro kutilmaamay inuu kaqeybgalo safarka Brazil halka ciyaaryahano kale oo weli sugaya xulka qaranka aan loogu wicin "Wey fiican tahay inuu nadoortay, balse waxaan aaminsanahay inaysan qasab eheen inuu aado Brazil”, wuxuu dulmi kutilmaamay in ciyaaryahano qaar laga saaro liiska si Januzaj looso galiyo liiska ciyaaroyda mataleeso xulka qaranka.
Mirallas oo dhaawac uga maqnaan doona Everton ayaa aaminsan inuu kamaqnaan karin koobka adduunka, wuxuu aaminsan inay wax laqaadan karo ay tahay in Januzaj uciyaaro xulka qaranka 2016 marka ay furmaan koobka qaramada yurub.
Afkashacabka ku haye dhayahaga markasta iyo wakhti kasta