Madaxwaynaha oo Dib Ugu Soolabtay Manta Magalada Hargaysa kadib marku safar shakhsi ugu baxay Magalada Berbera

0
Saturday April 26, 2014 - 21:01:32 in by salman abdi
  • Visits: 841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha oo Dib Ugu Soolabtay Manta Magalada Hargaysa kadib marku safar shakhsi ugu baxay Magalada Berbera

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) Oo Dhawrkii Maalmood Ee Ugu Dambeeyey Ku Sugnaa Magaalada Berbera Ayaa Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Caasimada Hargaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) Oo Dhawrkii Maalmood Ee Ugu Dambeeyey Ku Sugnaa Magaalada Berbera Ayaa Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Caasimada Hargaysa.


Madaxweynaha Ayaa Mudadii Uu Ku Sugnaa Magaalada Berbera Waxa Dadweynaha Magaaladaasi Kala Qayb-galay Salaadii Jimcaha Ee Shalay Iyo Salaadii Roob Doonta Ahayd Ee Maanta.

Madaxweyne Siilaanyo Ayaan Wali la Ogayn U Jeedada Socdaalka Uu Maalmihii Ugu Dambeeyey Ku Joogay Magaalada Berbera Marka Laga Tago In Uu Ahaa Mid Gaar Ah.

Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Safarkiisa Waxa Ku Wehelinayey Marwada Koowaad Ee Dalka, Taliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland Iyo Xoghayntiisa Gaarka Ah.

Ma Jirin Waxa Ilaalo Ah Oo Madaxweynaha La Socotay Marka Laga Reebo Ilaalo Kooban Oo La Sheegay In Markii Lagu Arkay Magaalada Berbera Ay Ka Daba Baxeen.

Socdaalkan Madaxweynaha Ayaa Kaga Duwanaa Safaradii Hore Ee Uu Dalka Ku Soo Mari Jiray In Aanay La Socon Wasiiro Badiya Caado Ah In Ay Madaxweynaha Weheliyaan. 


Afkashacabka.com

 Hargaysa/Office 

Conatact@afkashacabka.com