Sport: Taageerayasha Madrid Oo Funanada Kooxdoda Kuso Qoray Messi10 Miyey Donayaan.

0
Monday November 09, 2015 - 17:26:42 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sport: Taageerayasha Madrid Oo Funanada Kooxdoda Kuso Qoray Messi10 Miyey Donayaan.

    Taageerayasha Madrid Oo Funanada Kooxdoda Kuso Qoray Messi10 Miyey Donayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taageerayasha Madrid Oo Funanada Kooxdoda Kuso Qoray Messi10 Miyey Donayaan.
Real Madrid Waxey Caan Kutahay Sooqadashada Ciyaartoyda Aduunka Ugu Qaalisan Haba Uciyaaraan Kooxda Cadownimada Dheer Ay Kadhaxeyso Ee Barcelona,

Koox Katirsan Taagerayasha Real Madrid Ayaa Kulankii Xalay Guuldarada Ay Kaaso Gaartay Dhigooda Sevilla 3-2 da Waxey Kusoo Muujiyen Maaliyad Ama Funanada Ay Kucaan Baxday Madrid Ee Cadaanka Ah Oo Lagusoqoray Messi10,

Taasoo Loobadalay Iney Doonayaan Taageerayasha Kooxda Real Madrid Xidiga Barcelona Ee Messi,

Messi Noloshiisa Kubadeed Oo Dhan Wuxuu Kusoqatay Ilaa Hada Kooxda Barcelona Iyo Garoonka Camp Nou Waxeyna Xasuustan Koox Kamid Ah Tageerayasha Catanlonia Wixii Ay Kusameeyen Markii Uu Kooxda Isaga Tagay Xidigoodii Hore Ee Luis Figo Kaasoo Si Lama Filan Ah Ugu Biiray Real Madrid,

Waxey Dhaxal Siisay Figo Midaas In Laguso Tuuro Qolfo Ama Madax Dofaar Kulan Kadhacay Gagida Camp Nou Kulan Clasico Ahaa Waxeyna Kusheegen Mid Qiyaanoole Ah Luis Figo,

Ayadoo Aan La Ogeyn Wali Waxey Kala Jeedaan Taagerayasha Madrid Ayey Hadana Midaan Dhabar Jab Kutahay Xidiga Isla Qaabka Weyn Ee Madrid Kataliya Waa Ronaldo,

Waliba Ayadoo Ay Soosocoto Kulanka Caalamka Oo Idil Wada Sugaayo Ee El-Clasico,CTU1N7qWwAI8rWG