MILICSIGA MADASHI SU'AALAHA EE MUSHARAXIINTA 3 XISBI W/Q: ENG MUHYADEAN CHF YOUZUF
Mudo dhowr bilod laga jogo Tvga Horn Cable wuxuu bilaabay barnamij lagu so golo joojinayo Hal doorka siyaasiyinta wadanka oo ah kuwa la filayo in midkod wadanka hogamiye ka noqdo Madaxwaynaha hada jogo dabadii
Barnamijka waxaa su’aalo kala duwan lagu waydiya Masuuliyinta. Hadaba waxaan raba in aan yar dul jogsato saddexda Nin ee ila hada ah Musharaxiinta saddexda Xisbi Qaran so golo jojintodii oo aan so qaato Afar Arimod siday uga hadlen iyo su’aalihi laga waydiyey siday uga jawaaben.
Afarta Arimod ee an eegi doona waxay noqonayan
1.Dhaqaalaha
2.Arimadaha Dibada Iyo Aqoonsi Raadinta
3.Dhalin yarada iyo Shaqo Abuurka
4.Arimaha Gudaha
MILICSIGA MADASHI SU’AALAHA EE MUSHARAXIINTA 3 XISBI
Mudo dhowr bilod laga jogo Tvga Horn Cable wuxuu bilaabay barnamij lagu so golo joojinayo Hal doorka siyaasiyinta wadanka oo ah kuwa la filayo in midkod wadanka hogamiye ka noqdo Madaxwaynaha hada jogo dabadi, barnamijka waxaa su’aalo kala duwan lagu waydiya Masuuliyinta. Hadaba waxaan raba in aan yar dul jogsato saddexda Nin ee ila hada ah Musharaxiinta saddexda Xisbi Qaran so golo jojintodii oo aan so qaato Afar Arimod siday uga hadlen iyo su’aalihi laga waydiyey siday uga jawaaben.
Afarta Arimod ee an eegi doona waxay noqonayan
1. Dhaqaalaha
2. Arimadaha Dibada Iyo Aqoonsi Raadinta
3. Dhalin yarada iyo Shaqo Abuurka
4. Arimaha Gudaha
Hordhac: C/raxmaan Ciro
Gudoomiyaha Xisbiga Qaranka ee Wadani ahna inta ila hada muuqata Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Wadani wuxuu madasha ka jeediyey qudbad ku salaysan ka warbixinta xisbiga wadani sifihi lagu asaasay iyo ujeedoyinka lo abuuray xisbigan, cimriga xisbiga iyo guuluhu ka so hooyey mudada u jiray dorashoyinki dhacay.
Hordhac: Muuse Bixi
Gudoomiyaha Xisbiga Qaranka Ee Kulmiye dhawaana Golaha dhexe xisbigu u doorten Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Kulmiye wuxuu iba fur uga dhigay qudbadiisi mabadiida u aminsan yahay xisbiga kulmiye oo u ku sheegay in dalka lagu dhaqo dastuurka in si dimuqradiya wadanka lo maamulo iyo in ganacsigu ahaato suuq xor ah wuxuuna sheegay in ay adag tahay in saddexda arimod lays waafajiyo
Hordhac: Jamal Ali
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Qaranka Ee Ucid oo mudo dheer u so tagna u tartanka jagada madaxtoyo ee wadanku wuxuu qudbadisa hordhac uga dhigay fahan siinta bulshada Somaliland waxay siyaasiyinta iyo xisbiyadu isku hayan in ay tahay Aayaha iy Mustaqbalkoda isago hogo tusalyeey aqoonyahanki iyo dhalinti meesha fadhiday wuxuu kalo sheegay hiigsiga qaranku inu yahay heli tanka dal bulshada caalamku aamini karto in ay malgashadan, dal kabayaashisa dhaqale dhisan yihin isla mar ahantan bulshadiidu horu marsantay dhankasta.
Muxuu Abdiraxman Ciro DHAQAALA ka Yidhi?
Mudane Abdiraxman Maxamed wuxuu qudbadisa ku dhex xusay in dhaqaale xumada wadanka ka jirta keentay shaqo la’aan bahsan iyo tahriibka labeenti wadanak oo faraha ka baxday, mudanuhu si mushkilada loga baxo wuxuu sheegay:’-
*in la kobciyo dhaqaalaha wadanka oo kor lo qaado waxsoosarka dalka iyo malgashiga oo la dhiri galiyo
*In ganacsi furfuran la helo oo waliba xor ah
* In dhamaan la tirtiro kotooyinka ganacsi si dadku ugu sinadan ganacsiga
*In la Fudaydiyo helida liisamada dhofinta iyo so dajinta alaaboyinka
* In meesha laga saaro qiima dhaca lacagta Somaliland ee jogtada noqotay
* Aburitanka fursado shaqo dadkan la baro farsamoyin ka gacanta
*Mar su’aal la waydiyey mudanah wuxuu kaga jawaabay WAXAANU WAX KA BADALI DOONA HABKA XOOLO DHAQASHADA DADKA REER GURAGANA WAXANU KA CAAWIN DOONTA DHANKA BIYAHA QOLODA BEERAHANA WAA IN LA QALABEEYA OO WAXSOOSARKODA LA DHIRI GALIYA
Muxuu Muuse Bixi DHAQAALA ka Yidhi?
Mudane Muuse Bixi qudbadisa wax badan kagamu odhan dhaqaalaha wadanka ee jira iyo ka mustaqbalka ay la raban xisbi ahan wuxuu xusay marku dhaqaala tabtay in aan ku raagayn ee uu u dhaafayo dadwaynaha madasha fadhiya wuxuu se xusay dhanka cuntada oo uu xusay siidhki wadanka oo dabar go’ay hadan wax laga qabana u sheegay in cawaqib xumo laga dheefsan doono 10 sane so socda.
*Muuse si Dhaqaala wadanka lo adkeeyo wuxuu ku so koobay ilaalinta Shinida ama Seedhka dalka ee so jireenka ah
Muxuu Jamal Ali DHAQAALA ka Yidhi?
Mudane Jamal Ali qudbadisa wuxuu ku xusay in ka xisbi ahan ay diyaarsaden barnaamij 10 sano ah oo dalka lagaaga saarayo sabool nimda, qudbadiisa wuxuu ku xusay in dalka lacag badani jifto oo anay samayn dhaqdhaqaaqi abuuri laha kobac dhaqaale sabaabtana wuxuu saaray habaabki bananka oo habsan ka ah dalka taso sabaabtay in lacagihi la dhigto guryaha dhexdooda.
*Jamal si lo kobciyo Dhaqaalaha wadanka wuxuu ku so uruuriyey helitanka Habki Banaanka iyo Haayado Maliyadeed oo Hufan
* Jamal wuxu so jeediyey in la dardar galiyo hirgalinta sharciyada bananka iyo malgashiga si lo helo ila dhaqaale iyo malgashi maxali ah
* Musharaxu wuxuu su’aal la waydiyey jawabtedu ku bixiyey in Beeraha iyo Warshadahaba dalka laga hormarin doono oo waxsosaarka dalka korloqadi doono
Qore:- Eng Muhyadiin Yousuf Ibrahim
Contact:-muxyo04@gmail.com/4453131
Firo Gar Ah:- Falan Qaynta iyo Isbarbar Dhigu Waa Dhankina Muwaadin
LA SOCO……………………………

Muxuu Abdiraxman Ciro DHAQAALAka Yidhi?