Daawo Afkashacabka Tv: Guddoomiyaha Guddida Xasuuqi Ka Dhacay Somaliland Oo Baaq U Diray Qurbajooga.

0
Thursday November 19, 2015 - 16:27:49 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Afkashacabka Tv: Guddoomiyaha Guddida Xasuuqi Ka Dhacay Somaliland Oo Baaq U Diray Qurbajooga.

    Guddoomiyaha Gudida Xasuuqa Somaliland Khadar Axmed ayaa ka hadlay xasuuqi ay dadka Somaliland u gaystay dawladdi Somalia oo uu ku tilmaamay mid aan la dafari Karin waxa kale oo uu sheegay in ay hayaan cadymo buuxa oo ay ka mid yihiin xabaalo wadaree

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gudida Xasuuqa Somaliland Khadar Axmed ayaa ka hadlay xasuuqi ay dadka Somaliland u gaystay dawladdi Somalia oo uu ku tilmaamay mid aan la dafari Karin waxa kale oo uu sheegay in ay hayaan cadymo buuxa oo ay ka mid yihiin xabaalo wadareedyo.



Contact@afkashacabka.com