Hargaysa:Agaasimihii Tv-ga Star, Madaxii Wararka Iyo Shaqalahii Qaar Ee Telefeeshinkaas Oo Shaqadi Ka Tagay Iyo Sababaha Keentay

0
Thursday November 19, 2015 - 16:48:28 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Agaasimihii Tv-ga Star, Madaxii Wararka Iyo Shaqalahii Qaar Ee Telefeeshinkaas Oo Shaqadi Ka Tagay Iyo Sababaha Keentay

    Agaasimiihii guud ee Telefeeshinka Afka Somaaliga ku baxa ee Star'tv iyo Madaxii wararka Telefeeshinkaas Xasan Maal Dhidar ayaa ka tagay shaqadii ay Tv-gaas ka hayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimiihii guud ee Telefeeshinka Afka Somaaliga ku baxa ee Star'tv iyo Madaxii wararka Telefeeshinkaas Xasan Maal Dhidar ayaa ka tagay shaqadii ay Tv-gaas ka hayeen.

Labadan masuul oo muddo kooban horumar gaadhsiiyay daawashada Star’tv iyo dadka ku xidhan oo kordhay, macada ilaa hadda sababta kaliftay banaynta hawshii ay hayeen, balse warar kala duwan oo ka soo baxay arrintan ayaa sheegaya inuu ka hawl galay Wasiir cusub ee Caadalada Axmed Cadare oo saami maal galineed ku laha, isagoo u yeeshay Mulkiilaha ku qornaa Telefeeshinkaas Maxamed Aadan Koodhaadhi, taas oo lagu heshiiyay in wax laga badalo habkii uu Tv-gu wararka u baahin jiray.


Geesta Kale Waxa Jiray Shaqaale Ka Mida Tvigaasi Oo Kale Sugan Gobolada Somaliland Qaarkood Inay Bahiyeen Inay Is Casileen Oo Ay Ka Tageen Shaqadaasi Taas Oo An Wali Lagaranayn  Sababta Ka Danbaysa 

Lama garanaayo sababta uu Wasiirka Cadaaladdu Axmed Cadare wax uga badalay hab dhismeedkii Telefeeshinka intii uu xilka qabtay ee uu wax uga qaban waayay xilka Wasiirka buuxa intii la siiyay ka hor. Ilaa hadda kamay hadal labadan Wariye ee Xamse Cali Bulul iyo Xasan Maal Dhidar asbaabaha kala duwan ee ay shaqada uga tageen.

Contact@afkashacabka.com