Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Daaweeyay Magalada Berbera+Sawiro

0
Thursday November 19, 2015 - 21:23:47 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Daaweeyay Magalada Berbera+Sawiro

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo ayaa socdaal ku tagay Magaalada Berbera xarunta Gobolka Saaxil. Madaxweynaha oo socdaal dhulka ah ku maray wadada u dhaxaysa Magaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo ayaa socdaal ku tagay Magaalada Berbera xarunta Gobolka Saaxil. Madaxweynaha oo socdaal dhulka ah ku maray wadada u dhaxaysa Magaalooyinka Berbera iyo Hargaysa, waxay dad weynaha ku dhaqan degaanadaasi ay si weyn ugu soo baxeen soo dhawaynta Madaxweynaha.


4c2fdd06-7d6e-4ee9-8264-f10df615c7be7fd4c801-f3c7-431c-b0d6-0590951fe1ec9aa77624-4735-41fd-9d49-d014ec775ce27884026e-214c-4fe7-9ff5-07e646cc597387631793-e2f0-4459-9f4c-495b3adf2122b23adf5c-4f73-446a-ae2c-f365ef546ac9c754d8ee-6fe2-4b28-b686-8f5065f0a8a2cbfe317e-d06d-4a3e-a2dd-97072eab15a5dd8afdf6-4be7-4f1d-a663-7578f2fceef4d3f4f946-db5b-4048-ae71-7572961ee402e65d2877-4d8b-45a9-947f-27e6d1d4a927fc6c9596-1af5-45ec-b1c4-ea1e4c71eaacea236743-89cf-4c7d-8be0-4dcaa4f22358ee9bb260-a2fe-4ee0-8671-45cff7e543cc9cdfc475-40c8-4f7f-a0fb-46a5e65bfa4644b2de61-4e56-41f9-93db-09df1b9b343ac754d8ee-6fe2-4b28-b686-8f5065f0a8a2

Madaxweynaha iyo Waftigiisa ayaa la filayaa inay ilaa bari haddii alle idmo oo jimce ah ku sugnaan doonaan Magaaladaas.



Contact@afkashacabka.com