Ruushka oo Diyaarado Casri ah uu Adeegsanaya Duqeynta Xarumaha Daacish ee Dalka Syria

0
Friday November 20, 2015 - 13:25:31 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ruushka oo Diyaarado Casri ah uu Adeegsanaya Duqeynta Xarumaha Daacish ee Dalka Syria

    Dowlada Ruushka ayaa kordhisay weerarada cirka ah ee ka geesanayo goobaha ay dalka Siiraya kaga sugan yihiin Xoogaga Daacish, waxaana saacadihii lasoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Ruushka ayaa kordhisay weerarada cirka ah ee ka geesanayo goobaha ay dalka Siiraya kaga sugan yihiin Xoogaga Daacish, waxaana saacadihii lasoo
Dowlada Ruushka ayaa kordhisay weerarada cirka ah ee ka geesanayo goobaha ay dalka Siiraya kaga sugan yihiin Xoogaga Daacish, waxaana saacadihii lasoo dhaafay ay Diyaaradaha Ruushka ay gantaalo ku garaaceen Saldhigyo Daacish ku leeyihiin Magaalada Raqqa.

Duqeymihii ugu dambeeyay ee Ruushka Diyaaradahooda ka fuliyeen gudaha Dalka Siiriya ayaa loo adeegsaday Diyaaradaha ugu casrisan ee dalkaasi gaar ahaan kuwa loogu tala galay in ay xambaaraan Hubka Nukliyeerka.
 


Diyaaradaha Ruushka ayaa gantaalo nuuca loo yaqaano Cruse missiles iyo bambaanooyinka kale oo culus waxa ay ku garaaceen lix goobood oo bartilmaameed u ahaa , lamana oga qasaaraha ka dhashay Duqeynta Diyaaradahaasi geesteen.