Jaaliyada Somaliland Ee Galbeedka London Oo Xaflad Balaadhan Ku Soo Dhaweyey Fanaanda Sahra Ilays+Sawirro

0
Saturday November 21, 2015 - 16:52:37 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Somaliland Ee Galbeedka London Oo Xaflad Balaadhan Ku Soo Dhaweyey Fanaanda Sahra Ilays+Sawirro

    Jaaliyada soomaliland ee galbeedka london oo xaflad aad loo soo habeyey oo maqaamkedu aad u sarayo ku soo dhaweyey Fanaanada Sahra Ilay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada soomaliland ee galbeedka london oo xaflad aad loo soo habeyey oo maqaamkedu aad u sarayo ku soo dhaweyey Fanaanada Sahra Ilay.


1235678

Xafladan oo ka dhacday Galbeedka London ayaa waxa ka soo qayb galay haweenka somaliland oo mujiyey jacaylka ay u qabaan fanaanada Sahra ilays oo dhawaan ka soo qayb gashay Baraamijka sanadlaha ee Somali week , soo dhawayntaa ayaa waxa lagu maamusay Sahra Ilays inay tahay Halyeey reer Somaliland oo heeso wadaniya iyo heeso jacayla ka muujisay somaliweek mudadii ay joogtay.

Fanaanda Sahra ilays ayaa dhinaceeda uga mahad celisay soo dhawayntaa ay mujiyeen jaaliyada somaliland ee ku dhaqan Uk anay marna ilaabayn. gabagabadii xafladaas ayaa waxay Fanaanada sahra ilays ay goobta ka qaday heeso soo jiitay indha dadwaynahii iyo marti sharaftii ka qayb qatay.

Contact@afkashacabka.com