Daawo:Wasiirka Cadalada Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Kormeer Ku Soo Meeray Goobo Badan Oo Ku Yaala Magalada Borama

0
Sunday November 22, 2015 - 21:25:49 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasiirka Cadalada Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Kormeer Ku Soo Meeray Goobo Badan Oo Ku Yaala Magalada Borama

    Waftigii ugu cuslaa ee ka socda bahda cadaalada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Faarax Cadareoo ay weheliyaan Guddoomiyaha Maxkamada Sare iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maalintii lab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waftigii ugu cuslaa ee ka socda bahda cadaalada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Faarax Cadareoo ay weheliyaan Guddoomiyaha Maxkamada Sare iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maalintii labaad hawlo shaqo u jooga Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxa ay kormeer shaqo ku soo mareen xabsiga dhexe ee gobolka Awdal Saldhigyada Magaalada Boorama iyo Maxkamadaha gobolka Awdal.



Contact@afkashacabka.com