War Deg-Deg Ah: Cabdirashiid Xasan Mattaan Oo Aha Murrashaxii Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga UCID Oo Is-casilay.

0
Monday November 23, 2015 - 13:09:07 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-Deg Ah: Cabdirashiid Xasan Mattaan Oo Aha Murrashaxii Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga UCID Oo Is-casilay.

    Murrashaxi Madaxwayne ku-xigeenka Xisbiga Mucaaridka ee UCID Md. Cabdirashadii Xasan Mattaan ayaa ku dhawaaqay inuu iskq casilay jagadii uu Xisbigaas uga sharaxna.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murrashaxi Madaxwayne ku-xigeenka Xisbiga Mucaaridka ee UCID Md. Cabdirashadii Xasan Mattaan ayaa ku dhawaaqay inuu iskq casilay jagadii uu Xisbigaas uga sharaxna.


Ilaahadda lama oga sababta dhabta ah ee ka danbaysay Is-casilaada Murrashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga UCID, oo ay isku la manaayeen Jamaal Cali Xasan, balse waxa loo aanaynayaa inay salka ku hayso khilaaf xoogan oo Murrashaxiinta Xisbiga UCID iyo Guddoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Waraabe soo kala dhex galay kaas oo gaadhay inay Maxkamada isla galaan.

Warkaa oo faah-faahsan kala soco goor dhaw SAfkashacabka.com


Contact@afkashacabka.com