GUDOOMIYAHA QURBA JOOGA SOMALILAND OO LA KULMAY JALIYAD SOMALILAND DENARK+Sawiro

0
Tuesday November 24, 2015 - 08:44:07 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDOOMIYAHA QURBA JOOGA SOMALILAND OO LA KULMAY JALIYAD SOMALILAND DENARK+Sawiro

    Gudoomiyaha qurba jooga cabdi cabdilaahi oo la kulmay jaaliyada somaliland ee denmark taas uu ku soo bandhigay waxay qabto wakalaada qurba jooga iyo waxa u baahan tahay iyo waxay caq u leeyihiin dadka qurba jooga waxaan aad ugu dheeraday inay qurbajo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha qurba jooga cabdi cabdilaahi oo la kulmay jaaliyada somaliland ee denmark taas uu ku soo bandhigay waxay qabto wakalaada qurba jooga iyo waxa u baahan tahay iyo waxay caq u leeyihiin dadka qurba jooga waxaan aad ugu dheeraday inay qurbajoogu yihiin kuwa mar walba wadankoof´da wax tara ee laf dhabr u ah dhqaalaha wadanka ugu danbayntiin halkaa uga jawaabay suaalihii ay qabeen dadkii halkaa ka soo qaygalay waxaanu hore u sii soconaya uu la kulmayaa jaaliyadaha sweden iyo norway maxamed sharaf freelance journalist copenhagen denmar







Contact@afkashacabka.com