Now York:Michael Keating Oo Loo Magacaabay Wakiilka Qaramada Midoobe Ee Somaliya.

0
Tuesday November 24, 2015 - 14:30:51 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Now York:Michael Keating Oo Loo Magacaabay Wakiilka Qaramada Midoobe Ee Somaliya.

    Michael Keating oo ah diblomaasi u dhashay dalka Britain, ayaa waxaa loo magacaabay Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobe ee u qaabilsan arrimaha Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Michael Keating oo ah diblomaasi u dhashay dalka Britain, ayaa waxaa loo magacaabay Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobe ee u qaabilsan arrimaha Somaliya.

Ninkan, ayaa wuxuu xilka kala wareegi doonnaa Nicholas Kay oo xilkaan soo haayay muddo laba sano iyo badh ah, iyadoona uu waqtigiisu ku egyahay dhammaadka sanadkan.

Michael Keating oo muddo dheer la soo shaqeeyay Qaramada Midoobe, ayaa waxaa lagu tilmaamaa nin aqoon badan u leh taageerada siyaasadda iyo xilliga kala guurka.

Wuxuu horey uu Qaramada Midoobe kaga soo shaqeeyay Wadamada Pakistan, Afghanistan, Malawi & Israel, waxaana loo arkaa mid buuxin kara booska uu baneynaayo Nicholas Kay, oo qudhiisa u dhashay Britain.

Si kastaba ha-ahaatee daba-yaaqada bisha soo socoto ee December, ayaa waxaa lagu wadaa in ninkani uu la wareego Xafiiska Qaramada Midoobe Ee Magaalada Muqdisho. Diblomaasigan ayaa ku dhashay Magaalada Kampala (1959-kii), wuxuuna wax ku soo bartay Magaalada London 


Contact@afkashacabka.com