Daawo Afkashacabka:-Militariga Turkiga Oo Soo Riday Diyaarad Uu Leeyahay Ruushku.

0
Tuesday November 24, 2015 - 14:46:03 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Afkashacabka:-Militariga Turkiga Oo Soo Riday Diyaarad Uu Leeyahay Ruushku.

    Saraakiil militeri Oo Turki ah ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee F-16 ay soo rideen diyaaraddaasi oo ku soo xadgudubtay hawadeeda,Ruushku waxay beeniyeen in diyaaradoodu gashay hawada Turkiga. Warbaahinta Turkey-ga ayaa sheegtay in diyaaradd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil militeri Oo Turki ah ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee F-16 ay soo rideen diyaaraddaasi oo ku soo xadgudubtay hawadeeda,Ruushku waxay beeniyeen in diyaaradoodu gashay hawada Turkiga. Warbaahinta Turkey-ga ayaa sheegtay in diyaaradda dagaalka ah ay ku dhacdey gudaha Suuriya,waxaana lagu arkayay Muuqaalkan diyaarada oo Gubanaysa,waxaana la cadeeyay in ay Ka Dhago Adaygta Digniin Lasiiyay.


Muuqaal la soo bandhigay ayaa laga arkay diyaaradda oo gubanaysa xiliga ay dhulka ku soo dhaceysay,

Labadii duuliye ee kaxeynayey diyaaradda ayaa ka soo booday, warbixinnada ayaa sheegaysa in mid kamid ah uu haatan gacanta ugu jiro xoogagga Turkmen ee kusugan Suuriya.

Saraakiisha Turkey-ga ayaa tilmaamey diyaaradda in digniino loo gudbiyey ay dhagahaka fureysa tey,taasina ay keentay In Gantaalka Ay ku dhuftaan Milatariga Turkig.

 

Halkan Ka Daawo muuqaalkaas



Contact@afkashacabka.com