Gudidi Hoosaadka Ilaalinta Iyo Daba Galka Hantida Qaranka Oo Malinta Bari Ah La Filayo Inay Soo Bandhigaan Warbixintii Ugu Misaanka Cuslayd Abid

0
Tuesday November 24, 2015 - 14:58:44 in by salman abdi
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudidi Hoosaadka Ilaalinta Iyo Daba Galka Hantida Qaranka Oo Malinta Bari Ah La Filayo Inay Soo Bandhigaan Warbixintii Ugu Misaanka Cuslayd Abid

    Gudidi Hoosaadka Ilaalinta Iyo Daba Galka Hantida Qaranka Oo Maalinta Beri Ah Kusoo Bandhigi Doona Hotalka Maansoor Warbixintii Ugu Miisaanka Cuslayd Gudi hoosaadka ilalainta iyo dabagalka hantida qaranka oo ka mid ah 10 gudi hoosaad ee uu koobsado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudidi Hoosaadka Ilaalinta Iyo Daba Galka Hantida Qaranka Oo Maalinta Beri Ah Kusoo Bandhigi Doona Hotalka Maansoor Warbixintii Ugu Miisaanka Cuslayd Gudi hoosaadka ilalainta iyo dabagalka hantida qaranka oo ka mid ah 10 gudi hoosaad ee uu koobsado golaha wakilada Somaliland waxa maalinta beri ah lafilayaa inay kusoo bandhigaah magaalada hargeysa warbixintii ugu horeysay ee nooceedaa oo iskug jirta maqal iyo muuqaal oo ay kazoo ururiyeen 9 gobol oo kamid ah gobolada waa weyn ee dalka,

Warbixintan oo mudo kabadan todobaad ay ku raad joogeen helida xogteeda oo ay kazooururiyeen kulmo qaatay wakhtibadan oo ay xafiisyadooda kulasoo qaateen masuuliyinta maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolada iyo degmoodyinka dalka ,

Waxaan musnaasibadan beri goob joog ku noqonaya shirgudoonka golaha wakilada Somaliland ,kudhawaad 80 mudane oo isugu jira xildhibaanada golaha wakilada iyo xildhibaanada aqalka odayaasha ee guurtida badhasaabada gobolada dalka oodhan qaar katirsan maayirada magaalooyinka waaweyn iyo xubno matalaya golaha wasiirada badi agaasime yaasha guud ee wasaaradaha dalka ,

Halkaas oo lagusoo ban dhigi doono sirta ku duugan baahiyaha ubaahan daboolida ee haysta isuduwayaasha gobolada dalka

Xildhibaan maxamed cali xirsi (obama)gudoomiyaha gudida oo ay weheliyaan xubnaha gudidaasi kamid ka ah ayaa lafilayaa inaya halkaas kusoo ban dhigaan waxyaabo farabadan oo ka fajiciyay intii ay socdaalka isugu jira guuraynta iyo garab carawga iyo kalahaada ay ku marayeen gobolada iyo dagmooyinka dalka

Muuqaalada siraha ku duugan wasaaradaha ban fadhiga ah iyo kuwa dhaqaajiyay shaqooyinkooda ee gudidu soo aragtayna waxaan idin kusoo gubin doona dhawaan yagoo magal iyo muuqaal ah



Contact@afkashacabka.com