Daawo: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Cisbitaalka Adna Aadan Ku Booqday Caruur Yar-yar Oo Qaliin Casri Ah Lagaga Samaynayo Faruuryaha

0
Tuesday November 24, 2015 - 15:51:06 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Cisbitaalka Adna Aadan Ku Booqday Caruur Yar-yar Oo Qaliin Casri Ah Lagaga Samaynayo Faruuryaha

    Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr.Saleeban Ciise Axmed Xaglotoosuye ayaa saaka booqosho ugu tagaya Cisbitaalka Adna Aadan ee magaalada Hargeysa Caruur yar-yar oo dhakhaatiir Ajanabi ah ay ku samaynayaan qaliino dhinaca dhibnaha ah kuwaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr.Saleeban Ciise Axmed Xaglotoosuye ayaa saaka booqosho ugu tagaya Cisbitaalka Adna Aadan ee magaalada Hargeysa Caruur yar-yar oo dhakhaatiir Ajanabi ah ay ku samaynayaan qaliino dhinaca dhibnaha ah kuwaasi oo qaarna la fuliyay kuwo kalena gacanta lagu hayo waxaana uu wasiirku mid mid u dul istaagay caruurtaasi.



Contact@afkashacabka.com