Khilaaf Ka Dhex Taagan Safiirka Somaliland uu Fadhiya Dalka Ethiopia Iyo Kuxgeenkiisa

0
Tuesday November 24, 2015 - 22:34:53 in by salman abdi
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf Ka Dhex Taagan Safiirka Somaliland uu Fadhiya Dalka Ethiopia Iyo Kuxgeenkiisa

    Safaaradda Somaliland ku leedahay itoobiya oo ka mid ah safaaraddaha ugu muhiimsan ee Somaliland dibadda ku leedahay,ayaa waxa soo waajahay tan iyo markii loo soo magacaabay Safiirka Cusub ee Mr Gallaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safaaradda Somaliland ku leedahay itoobiya oo ka mid ah safaaraddaha ugu muhiimsan ee Somaliland dibadda ku leedahay,ayaa waxa soo waajahay tan iyo markii loo soo magacaabay Safiirka Cusub ee Mr Gallaal
Safaaradda Somaliland ku leedahay itoobiya oo ka mid ah safaaraddaha ugu muhiimsan ee Somaliland dibadda ku leedahay,ayaa waxa soo waajahay tan iyo markii loo soo magacaabay Safiirka Cusub ee Mr Gallaal khilaaf ba’an oo u dhaxeeye safiirka iyo ku xikeenkiisa.
labadan masuul ee khilaafku ka dhaxeeyo ayaa waxay shaqadoodii ku soo koobeen in midba todobaad diyaaradda usoo raaco Hargeysa, halkaasi oo uu kan kale ka soo ashkateeyo.
 

waxa xusid mudan in dhawaan wasaaradda arimaha dibadda loo magacaabay wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire, kaasoo la filayo in uu dhex galo khilaafka ka taagan masuuliyiinta Safaaradda.
Khilaafka curyaamiyey hawlaha shaqo ee safaaradda itoobiya waxa uu soo jiitamayey 4 bilood ee ugu danbeeyey ee safaaradda loo soo magacaabay safiirka cusub ee Mr Gallaal inkasta oo uu Mr Gallaal muujiyey in uu isbedel ku sameeyo safaaradda, hadana waxa fashiliyey is qabqabsiga isaga iyo safiir ku xigeenka ee salka ku haya arimo dhaqaale iyo maamul.

Xigasho 


Contact@afkashacaba.com