"Horumarka Dalkeena, Dadkeena Hormood u ah, Dawladuna Hiil Bay u Tahay" Wasiirka Madaxtoyada Xirsi Cali X.xasan

0
Tuesday April 29, 2014 - 22:53:31 in by Super Admin
  • Visits: 926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Horumarka Dalkeena, Dadkeena Hormood u ah, Dawladuna Hiil Bay u Tahay" Wasiirka Madaxtoyada Xirsi Cali X.xasan

    Wasiirka Madaxtooyada JSL ayaa ka dareenceliyey Booqasho uu shalay gelinkii danbe kutegey Waddada isku xidha Sallaxley iyo hargeysa, waxanu qoral uu soo dhigay Boggiisa facebook ku yidhi sidan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Madaxtooyada JSL ayaa ka dareenceliyey Booqasho uu shalay gelinkii danbe kutegey Waddada isku xidha Sallaxley iyo hargeysa, waxanu qoral uu soo dhigay Boggiisa facebook ku yidhi sidan: "Horumarka Dalkeena, Dadkeena Hormood u ah, Dawladuna Hiil Bay u Tahay" Wasiirka Madaxtoyada Xirsi Cali X.xasan

Waxay ahayd galabta kadib markaan kormeer xog-ogaalnimo iyo dhiirigelin ah aan u tagnay jidka isku xidhaya Hargeysa iyo Salaxley oo maraya meel wanaagsan iyo rajo fiican

Waxaa maanta la dhigay 5km oo kamida jidka isla markaana waxaa loo diyaar yahay dhamaystirkiisa hadii Alle inoo qadaro, iyadoo ay gacan iyo iskaashi wadaagayaan gudida gacanta ku haysan hawshan iyo xukuumada oo ay ka go’an tahay cid walba oo wax qabsanaysa in ay taageero iyo garab buuxa ka siiso.

Waxaa farxad iyo dareen fiican ah in dhamaan bulshadeenu ay ku foogan tahay horumarinta degmooyinka iyo guud ahaanba dalka.

Waxaa hubaal ah in "Horumarka Dalkeena, Dadkeena Horumood u ah, Dawladuna Hiil Bay u Tahay.
Somaliland Guul iyo Gobonimo

Wa Bilahi Tawfiiq.