DAAWO: MILATARIGA AFGHANISTAN OO SAMEEYAY DHOOLA TUSKII CIIDAN EE UGU HOREEYAY TARIIKHDA DALKAAS

0
Thursday May 01, 2014 - 07:36:30 in by salman abdi
  • Visits: 1247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: MILATARIGA AFGHANISTAN OO SAMEEYAY DHOOLA TUSKII CIIDAN EE UGU HOREEYAY TARIIKHDA DALKAAS

    Ciidamada Milatariga dalka Afghanistan ayaa 48-kii saacadood ee u danbeeyay, ku jiray, dhoola tuskii ugu horeeyay ee abid ay samaystaan, waxaana ka qayb qaadanaya, diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo guutooyinka dabaabadaha ku dagaalama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Milatariga dalka Afghanistan ayaa 48-kii saacadood ee u danbeeyay, ku jiray, dhoola tuskii ugu horeeyay ee abid ay samaystaan, waxaana ka qayb qaadanaya, diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo guutooyinka dabaabadaha ku dagaalama.

Dabridkan oo ciidamadu ku soo bandhigeen awoodooda ciidan, waxa la aaminsan yahay, inuu salka ku yahay, u diyaar garowga ay ciidamada dalka Afghanistan isugu diyaarinayaan la wareegista ammaanka dalkaas marka dhawaan ciidamada ajaanibku ka baxaan, hasa yeeshee waxa laga dareemi karayaa qalab yaraan iyo awoodooda oo liidata.


Afkashacabka.cm
Hargaysa/Office
Caontact@afkashacabka.com