Xisbiga Kulmiye Oo Hannbalyo Baladhan Udiray 1May Oo Ku Beegan Malinta Shaqalaha Aduunka

0
Thursday May 01, 2014 - 07:41:02 in by salman abdi
  • Visits: 717
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye Oo Hannbalyo Baladhan Udiray 1May Oo Ku Beegan Malinta Shaqalaha Aduunka

    Guddoomiyuhu waxa uu u rajaynayaa shaqaalaha reer Somaliland inay sannadka kiisa kale ku gaadhaan caafimaad iyo horumar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyuhu waxa uu u rajaynayaa shaqaalaha reer Somaliland inay sannadka kiisa kale ku gaadhaan caafimaad iyo horumar.

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, Guddiga Fulinta
Golaha Dhexe iyo ka dhammaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shaqaale waynaha Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda maalinta caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka awgeed oo ku beegan 1-da bisha May 2014.

 

Guddoomiyuhu waxa uu u rajaynayaa shaqaalaha reer Somaliland inay sannadka kiisa kale ku gaadhaan caafimaad iyo horumar.

 

ALLA MAHAD LEH

 

Xasan Siciid Yuusuf

Xoghayha Guud ee Xisbiga KULMIYE