BOQORKA BEESHA AYUUB OO HAMBALYO U DIRAY HOGAANKA KULMIYE EE LA DOORTAY.

0
Thursday May 01, 2014 - 15:11:10 in by salman abdi
  • Visits: 1124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BOQORKA BEESHA AYUUB OO HAMBALYO U DIRAY HOGAANKA KULMIYE EE LA DOORTAY.

    Anigoo ah boqorka beesha Madawayn Boqor Cali Xuseen Kaahin Ducayaalka wadanka Dalka iyo dadkaba wan u ducaynayaa Geesiyiinta meelkasta oo ay joogana waxan ugu ducaynaya in ilaahay ka buka cafimaad sareecana siiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ah boqorka beesha Madawayn Boqor Cali Xuseen Kaahin Ducayaalka wadanka Dalka iyo dadkaba wan u ducaynayaa Geesiyiinta meelkasta oo ay joogana waxan ugu ducaynaya in ilaahay ka buka cafimaad sareecana siiyo

 ka caafimaad qabana u siyaadiyo waxaanan sidoo kale ugu ducaynayaa Tawfiiq iyo midnimo iyo in ay qaranimada Somaliland Adkeeyaan Waana muqadis qaranimada Somaliland Lama taabtaan ah Gorgortan ma gali-Karto wax wax ka qadi karana ma jirto ilaahay moyaane Sidoo kale Xadka Somaliland Waa muqadis Sidii Ingiriisku kaga tagay weeyaan Waana Lama taabtaan .

Hambalyo Iyo Bogaadin waxaan u diraayaa Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Madaxwayne kuxigeenka Iyo Waliba Labada Marwo waxaanan sidoo kale Hambalyaynaa Warka Farxada Leh ee lagu doortay Mujaahidiin Muuse Biixi Iyo ku xigeenkiisa Maxamed Kaahin Iyo Inta Ku xigta oo dhan Xisbiga kulmiye ,Ergadii Kasoo qayb-gashay Shirkaba. Waana Guul u so hoyatay Umada Somaliland Meel Kasta oo ay Joogto Iyo Nabadgalyadaba Waxanan Ugu ducaynaya Xilkaa Culus ee lasaaray In Ilaahay La Garab Galo Caafimaad Qab iyo Cimri Dhererna wan ugu ducaynayaa Umada Somaliland Meel kasta o ay Joogto .

Boqor Ahaana Aad iyo aad baan ugu farxay Guusha kasoo hoyatay ee farxada leh Xil magacaabistaa Waana Rag Aan ku kalsoonahay Waanan Garab Taagnaan doona Cid walba oo ka shaqaysa Qaranimada iyo Jiritaanka Somaliland.

Ilaahayna Raxmaadka haynooga dhigo mid khayr Qaba Oo umada oo dhan Gaadha .

Hadalka waxaan kusoo murtiyaanay Geesiyaasha Somalilanderskaa in ilaahy caafimaaad qab sanadkan sandkiisa ku gaadhsiiyo Nabad qab iyo Barwaaq, Dawladana waxaan Ka codsanayaa Inay Dulqaad Ogaato Waayo Dadka wax walba wuu ku jiraa.

Alla Mahad Leh

Boqor Cali xuseen kaahin