Ardayda Dusgiga Sare Ee Maxamuud Axmed Cali Oo Maanta Bookhday Magaalada Balli-Gubadle.

0
Friday May 02, 2014 - 09:35:19 in by salman abdi
  • Visits: 677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ardayda Dusgiga Sare Ee Maxamuud Axmed Cali Oo Maanta Bookhday Magaalada Balli-Gubadle.

    Waxaa Maanta Magaalada Balligubadle Gaadhay Ardayda Dugsiga Sare Ee Maxamuud Axmed Cali Ee Magaalada Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Maanta Magaalada Balligubadle Gaadhay Ardayda Dugsiga Sare Ee Maxamuud Axmed Cali Ee Magaalada Hargaysa

, Halkaasoo Ay Ku Soo Dhoweeyeen Maamulka Gobolka Hawd Iyo Ardayda Dugsiga Sare Ee Faarax Nuur Ee Magaalada Balligubadle.

Badhasaab Kuxigeenka Gobolka Hawd Md Khadar Xasan Xirsi Oo Qaabilay Ardayda Dugsiga Maxamuud Axmed Cali Ayaa Uga Mahadceliyey Socdaalkooda Ay Ku Yimaadeen Gobolkaasi.

Goor Dambe Oo Galabta Ah Ayaa Ciyaar Saaxiibtinimo Waxay Magaalada Balligubadle Ku Dhex Martay Ardayda Dugsiyada Maxamuud Axmed Cali Iyo Faarax Nuur, Ciyaartaas Oo Ku Dhamaatay Bar Bar Dhac Hal Goo Iyo Hal Gool Ah


Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contact@afkashacabka.com