DAAWO: DHOOLA TUS MILATARIGA RUUSHKU SAQ BADH KA SAMEEYAY FAGAARAHA CAS EE MAGAALADA MOSCOW

0
Friday May 02, 2014 - 09:43:13 in by salman abdi
  • Visits: 1009
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: DHOOLA TUS MILATARIGA RUUSHKU SAQ BADH KA SAMEEYAY FAGAARAHA CAS EE MAGAALADA MOSCOW

    Xuska Maalinta guusha ee ciidamadii midowga Soofiyeeti kaga adkaadeen, kuwii Nazi-gii jarmalka oo sanad kasta laga xuso dalka Ruushka, ayaa sanadkan si gaar ah munaasibadaas loo xusay, .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xuska Maalinta guusha ee ciidamadii midowga Soofiyeeti kaga adkaadeen, kuwii Nazi-gii jarmalka oo sanad kasta laga xuso dalka Ruushka, ayaa sanadkan si gaar ah munaasibadaas loo xusay, . xili saq dhexe ah, waxaana ka qayb galay, 100-Taangiyada T-90, loo yaqaano ah, sawaariikhda lidka diyaaradaha ee Took, gantaalaha Nukliyeerka ah ee qaaradaha isaga gudba iyo noocyo kala duwan oo hubka gaadiidku jiido u badan


AFKASHACABKA.COM
HARGAYSA/OFFICE
CONTACT@AFKASHACABKA.COM