DAAWO: JOHN KERRY OO KA DIGAY XASUUQ KA DHACA K/SUDAN MADAX AFRIKAAN AHNA KULA KULMAY ADDIS ABABA

0
Friday May 02, 2014 - 09:49:50 in by salman abdi
  • Visits: 635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: JOHN KERRY OO KA DIGAY XASUUQ KA DHACA K/SUDAN MADAX AFRIKAAN AHNA KULA KULMAY ADDIS ABABA

    Xoghayaha arrimaha dibada u qaabilsan dalka Maraykanka John Kerry oo booqasho ku jooga xarunta dalka Ethiopia ee Addis Ababa, ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan dalka Konfurta Sudan, waxaanu ka digay in xasuuq xaaladu gaadhi doonto, dunidana ay masu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha arrimaha dibada u qaabilsan dalka Maraykanka John Kerry oo booqasho ku jooga xarunta dalka Ethiopia ee Addis Ababa, ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan dalka Konfurta Sudan, waxaanu ka digay in xasuuq xaaladu gaadhi doonto, dunidana ay masuuliyadi ka saaran tahay.

John Kerry ayaa labada dhinac ee isku haya Konfurta Sudan, uga digay cuna qabatayn lagu soo rogi doono, dhinicii ka baaqsada inuu hir galiyo wixii lagu heshiiyo, waxa kale oo uu xusay in ciidamo nabad ilaalineed loo dirayo dalkaas, wallow aanu jirin ilaa wali dal African ah oo diyaar u ah inuu ciidamo u diro degaankaas.



AFKASHACABKA.COM

HARGAYSA/OFFICE

CONTACT@AFKASHACABKA.COM