Maxkamada Gobolka Hargaysa Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Dadkii Ku Eedaysnaa Dilka Ruqiya Siciid Ayaanle.

0
Saturday May 03, 2014 - 10:57:12 in by salman abdi
  • Visits: 1212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Gobolka Hargaysa Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Dadkii Ku Eedaysnaa Dilka Ruqiya Siciid Ayaanle.

    Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Xukun Kama Dambays Ah Ka Soo Saartay Kiiskii Dilka Ahaa Ee Ruqiya Siciid Ayaanle Oo Mudo Laba Bilood Ka Hor Ah Lagu Dilay Guri Ku Yaala Hargeysa Oo Gud Lagu Aasay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Xukun Kama Dambays Ah Ka Soo Saartay Kiiskii Dilka Ahaa Ee Ruqiya Siciid Ayaanle Oo Mudo Laba Bilood Ka Hor Ah Lagu Dilay Guri Ku Yaala Hargeysa Oo Gud Lagu Aasay.


Maxakmadu Waxay Dil Toogasho Ay Ku Xukuntay 4 Ka Mid Ah Qoyskii Gabadha Dilay Oo Kala Hooyadii Qoyska Iyo 3 Caruurteeda Ka Mid Ah Oo Laba Hablo Yihiin Iyo Wiil, Waxa Kale Oo Ay Maxkamadu 10 Sano Ku Xukuntay Gabadh Kale, Halka Ay 1 Sano Ku Xuno Wiil Ka Mid Ah Ahaa Eedaysanayaashii Dilay Ruqiya.

Xukunkan Ayaa Saaka Waxa Ku Dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Faysal Maxamed Cabdilaahi (Faysal Dhaga Dhago ).

Afkashaacabka.com
Hargaysa/Office