Liverpool Oo Qorsheyneysa Inay U Dhaqaaqdo Micah Richards.

0
Saturday May 03, 2014 - 14:01:13 in by salman abdi
  • Visits: 757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverpool Oo Qorsheyneysa Inay U Dhaqaaqdo Micah Richards.

    Micah Richards ayaa diirada u saaran kooxda Liverpool xagaaga iyagoo ku doonaya 7 milyan ginni, sidaasi waxaa qortay maanta jariirada Ingariiska ka soo baxda ee Daily Mirror.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Micah Richards ayaa diirada u saaran kooxda Liverpool xagaaga iyagoo ku doonaya 7 milyan ginni, sidaasi waxaa qortay maanta jariirada Ingariiska ka soo baxda ee Daily Mirror.


Daafaca Manchester City oo 25 sanno jir ah ayay u badan tahay in loo ogolaado inuu ka tago Etihad Stadium ka dib markii uu go’aansaday inuusan qaadan heshiis cusub oo shan sanno ah.

 

Macalinka Liverpool Brendan Rodgers ayaana aaminsan in Richards uu ku fiicnaan lahaa kooxdiisa isagoo ka ciyaari kara daafac midig iyo daafac dhexe, waxaana qandaraaskiisa City ka hartay kaliya hal sanno.

Liverpool ayaa u baahan inay ciyaartoy badsato madaama ay xilli ciyaareedka soo socda ka qeybgalayaan Champions League taasoo ay u sii dheeraaneyso koobabka maxaliga ah ee dalka Ingariiska



 Markasta Iyo Wakhtikasta Kale Saco Shabakada Calamiga ee Afkashacabka wararki udanbayay iyo ciyaraaha Duniada